Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xiritaanka hay’adda USAID uu si weyn u saameeyay dhaqaalaha Soomaaliya

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) – Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, ayaa sheegay in xiritaanka Hay’adda Maraykanka u qaabilsanayd Horumarinta Caalamiga ah (USAID) ay saameyn weyn ku yeelatay dhaqaalaha dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu