Somaliland oo Socdaalka Madaxweynaha ee Qatar Ku Tilmaantay Mid Guul Ah, Iyada oo Eedaysay Soomaaliya

Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in safarka uu Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ku tagay dalka Qatar uu ahaa mid guul ah, isla markaana horseedi doona iskaashi cusub. Sidoo kale, waxay dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay in ay hagardaamo joogto ah ku hayso Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu