Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Ciidamada Kumaandooska Danab ee xooga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysnaa oo ay ka fuliyeen deegaanka Bariire ee gobolka Hoose ku dilay horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaab iyo ilaaladiisii.