Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Dowladaha hoose ee laga hirgeliyay degmooyinka Puntland kadib doorashooyinkii dimuqraadiyadeed ee la qabtay sanadihii u dambeeyay ayaa wajahaya caqabado dhaqaale oo daran, taasoo si toos ah u saameysay adeegyada bulshada iyo hannaanka shaqo ee dowladahaasi.