Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Soomaaliya iyo Tansaaniya ayaa ku heshiiyay inay dib u bilaabaan duulimaadyada tooska ah ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Dar es Salaam, taas oo ah tallaabo weyn oo lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah.