Shirka Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka oo ka furmay Villa Soomaaliya

Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya dib uga furmay wadahadal u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha samatabixinta Soomaaliyeed ee Mucaaradka Dowladda Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu