Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo laga bilaabay qaadasha Kaarka Diiwangelinta Doorashada

Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Laftagareen iyo Axmed Qoor qoor ayaa maanta degaanadoodi iskaga diiwaan geliyay qaadasha kaarka codbixinta ee ay bixiyaan Guddiga Doorashooyinka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu