Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka dalka Masar Dr. Badr Abdel Aty, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeyb galay kulanka Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ee heer wasiir, kaasoo looga hadlayay arrimo ku saabsan Siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan arrimaha ammaanka.