Raysal wasaare Xamse oo maanta Tababar u soo xiray saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor

Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababbaro kala duwan ku soo qaatay dalka Turkiga iyo Kulliyada Tababbarka ciidamada ee TurkSom ee magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu