Dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Jarmalka oo la ogaaday in ay huriyaan colaadaha Soomaaliya – DW

Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Sida lagu ogaaday baadhitaan ay si wadajir ah u fuliyeen warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, Ayuub Cabdirisaaq (oo loo yaqaan “Kabtan Ayuub”) iyo Yacquub Siyaad, oo ah dhallinyaro Soomaali ah oo caan ka ah baraha bulshada, ayaa si joogto ah ugu faafinayay fariimo naceyb iyo hurin dagaal ah, iyaga oo sannado badan si toos ah uga hawlgalayay gudaha dalka Jarmalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu