Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa toogasho ku dilay laba qof oo rayid ah kadib ismaan-dhaaf ka dhashay goob macdan laga qodayey oo ku taalla deegaanka Agabar ee gobolka Maroodijeex.