Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meel mariyay guddiga xuquuqul insaanka

Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sagaal musharax oo loo soo xulay xubinnimada Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu