Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab iyo ilaaladoodii oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka Macawiisleeyda gobolka Shabeellaha Dhexe ka fuliyeen deegaanka Guulane ee gobolkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu