Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan rasaas khasaare kala duwan geysatay ku fureen dad shacab ah oo ku sugnaa Suuq yaraha degmadaas.