DEG DEG: Golaha Wakiillada Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil

Talaado, Luulyo 15, 2025 – Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah xilka uga qaaday Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil intii lagu guda jiray fadhigii 16-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee baarlamaanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu