Talaado, Luulyo 15, 2025 – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa muujiyay walaac weyn oo ku saabsan faafitaanka degdegga ah ee uu ku sameenayo cudurka Hepatitis ee gudaha dalka Soomaaliya.