Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Waxaa maanta oo Axad ah markale lagu wadaa in madaxtooyada Soomaaliya kulan ku wada yeeshaan madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnaha Mucaaradka ee ku midoobay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.