Soomaaliya oo Soo Dhawaysay Heshiiska Dhexmaray Dowladda DRC iyo falaagada M23

Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Dowladda Soomaaliya, oo ah xubin aan joogto ahayn ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay saxiixa heshiiska ay kala saxiixdeen Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) iyo ururka hubeysan ee M23.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu