Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Ciidamada Mareykanka ayaa tan iyo bilowgii sanadkan 2025 ilaa bartamihii bisha Luulyo fuliyay 51 duqeyn cirka ah gudaha Soomaaliya, taasoo celcelis ahaan ka dhigan laba weerar toddobaadkii.