Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Teknolojiyadda Özdemir Bayraktar ee dalka Turkiga.