Raysal Wasaaraha Ingiriiska oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo xasuuqa dadka reer Qasa

Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Britain, Keir Starmer, ayaa Khamiistii si kulul uga hadlay xaalada bani’aadannimo ee kasii daraysa ee ka jirta Marinka Qasa, isagoo ku tilmaamay mid “aan loo qiil dayi karin oo aan la difaaci karin.”

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu