Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay bayaanka taariikhiga ah ee kasoo baxay dowladda Faransiiska, kaasoo ay ku muujisay in ay damacsan tahay inay si rasmi ah u aqoonsato Dowladda Falastiin.