Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Sabiid iyo Caanoole

Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay khasaaraha ka dhashay weerarkii aroornimadii hore ee Shalay kooxda Al-shabaab kusoo qaaday fariisimaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dalka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM ku leeyihiin deegaanka Sabiid iyo Caanoole.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu