AUSSOM iyo Dowladda Soomaaliya oo bilaabay hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Shabeellaha Hoose

Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Howlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabeen hawlgallo militari oo cusub oo lagu bartilmaameedsanayo kooxda Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu