Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu si rasmi ah bisha Sembtember u aqoonsandoono dawlad madax-bannaan oo reer Falastiin ah, taasoo uu ku tilmaamay tallaabo lagama maarmaan u ah xal nabadeed oo waara.