Dowladda Fedaraalka oo si kulul uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay Baladxaawo

Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ee dhexmaray ciidamada dowlada iyo kuwa maamulka Jubbaland, kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu