Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) – Ciidamada amniga Puntland oo kaashanaya saaxiibadooda Mareykanka ayaa howlgallo qorshaysan ku qabtay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda ISIS, sida lagu sheegay qoraal kooban oo lagusoo daabacay boggaga internetka ee howlgalka la dagaalanka Argigixisada ee Hillaac.