Puntland oo sheegtay in dad loosoo xiray dil magaalada Garowe loogu geystay Darawal Mooto Bajaaj ah

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska Puntland ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan dilka Khadar Cabdi Yuusuf Nuur, oo ahaa darawal mooto-bajaaj oo xalay lagu dilay magaalada Garowe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu