Safiirka Soomaaliya u fadhiya Malaysia oo sheegay in la qaaday tallaabooyin lagu horumarinayo iskaashiga waxbarashada ee labada dal

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Malaysia, Danjire Cali Maxamed Abuukar ayaa soo bandhigay horumaradii u dambeeyay ee laga sameeyay xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Malaysia, isagoo shaaca ka qaaday in isbeddelo muuqda laga gaaray iskaashiga dhinaca waxbarashada ee labada dal.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu