Dadka ku nool degmada Baladxaawo oo ka banaanbaxay amar dhawaan kasoo baxay ciidanka Itoobiya

Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) – Bulshada ku nool degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta gudaha magaaladaasi ka sameeyay banaabax aad u balaaran oo ay kaga soo horjeedaan amar dhawaan kasoo baxay ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka Gedo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu