Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Senator Ted Cruz, oo ka jawaabay cadhada Shiinuhu kaga falceliyey waraaqdii uu u diray Trump ee uu kaga codsaday in uu Somaliland aqoonsado, ayaa sheegay in cadhada Shiinuhu ay tahay sabab muhiim ah oo Trump ku aqoonsado Somaliland.