Kenya oo dalbatay in Beesha Caalamka ay gacan weyn ka geeysato Dagaalka lagula jiro Al shabaab

Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) – Dowladda Kenya ayaa daaha ka qaaday baahida loo qabo taageero caalami ah si loo xoojiyo dadaallada la-dagaallanka argagixisada ee ka socda gudaha Soomaaliya, iyadoo si gaar ah diiradda u saareysa baahida degdegga ah ee loo qabo in la buuxiyo saldhigyadii ay ka baxeen qaar kamid ah Ciidamada Howlgalka Midowga Africa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu