Ted Cruz: Cadhada Shiinuhu waa sabab kale oo ay tahay in Trump ku aqoonsado Somaliland

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Senator Ted Cruz, oo ka jawaabay cadhada Shiinuhu kaga falceliyey waraaqdii uu u diray Trump ee uu kaga codsaday in uu Somaliland aqoonsado, ayaa sheegay in cadhada Shiinuhu ay tahay sabab muhiim ah oo Trump ku aqoonsado Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu