Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Ka Digay In La Xiro Xafiiska Qaramada Midoobay ay ku leedahay Muqdisho

Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga digay qorshe uu sheegay in ay wado dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu doonayo in lagu xiro xafiiska siyaasadda ee Qaramada Midoobay (UNSOM) ee dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu