Taiwan oo soo dhawaysay baaqii Senator Ted Cruz isla markaana sheegtay in anay Shiinaha ka tirsanayn

Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) – Xafiiska Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray qoraal uu kaga jawaabayo baaqii Senator Ted Cruz, oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha Afrika ee Senate-ka Maraykanka, oo ku taliyay in Washington ay aqoonsato madaxbannaanida Somaliland. Dhanka kalena waxay sheegtay in anay ahayn qayb kamid ah Shiinaha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu