Dowladda Fedaraalka oo diyaarisay nidaam casri ah oo looga hortagayo gaadiidka la baxsada Canshuurta

Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa shaaciyay in dowladda ay diyaarisay qorshe looga hortagayo gaadiidka la baxsada Canshuurta.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu