Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay

Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) – Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib muran ka taagnaa kalsoonida lagu qabo guddiga hubinta iyo ansixinta xildhibaaanada ee ay DFS soo magacowday.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu