Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaciyay in si rasmi ah loo soo gabagabeeyay diiwaan galinta doorashada qof iyo codka ah ee degmooyinka gobolka Banaadir.