Dowladda Fedaraalka oo shaacisay dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab

Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) – Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in howlgal qorsheysnaa oo ka dhacay deegaanka Buurdhuxunle ee gobolka Bakool lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsana kooxda Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu