Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Sacuudi Carabiya ayaa hal maalin gudaheed ku fulisay xukun dil ah siddeed qof, kuwaas oo intooda badan ahaa ajaanib lagu eedeeyay dambiyo la xiriira daroogo.