Muhaajiriin badan oo Soomaali ay ku jiraan oo ku dhintay shil dooneed oo ka dhacay meel u dhow jasiiradda Lampedusa

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Ugu yaraan 20 qof ayaa la sheegay in ay dhinteen kadib markii laba doonyood ay saranaayeen ku degeen badda u dhow jasiiradda Lampedusa ee Koonfurta Talyaaniga, Arbacadii shalay ahayd.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu