Muran xooggan oo ka taagan ku dhawaaqista liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Muran xooggan ayaa ka taagan xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee maamulka Waqooyi Bari, iyadoo qabaa’ilo badan ay ka cabanayaan in kuraastooda lagu hayo faragelin, islamarkaana dadka ka ag dhow Madaxweyne Firdhiye loo xiray kuraastooda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu