Jubbaland oo markale eedeymo culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh

Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay xaalada gobolka Gedo iyo dagaalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay duuleedka degmada Beledxaawo ee ay ku geeriyoodeen askar iyo saraakiil ka tirsanaa ciidanka Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu