Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland aqoonsi heli doonto inta uu xilka hayo

Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay aqoonsi heli doonto inta uu xilka hayo, isla markaana uu xoogga saari doono xoojinta nabadda iyo midnimada shacabka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu