27 qof oo Puntland ugu geeriyooday cudurka Gowracatada oo ka dilaacay halkaas

Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) – 27 qof ayaa u geeriyootay cudurka Gowracatada (diphtheria) oo ka dillaacay Puntland, halkaas oo ilaa 482 xaaladood oo la xaqiijiyey laga diiwaangeliyey.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu