In ka badan 100 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysanaa oo dhanka cirka ah ka fuliyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu