Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan si guul leh uga fuliyey deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku dhow ee ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay ku warantay warbaahinta rasmiga ah ee dowladda Federaalka.