Wasiirka Gaashaandhigga iyo masuuliyiin kale oo gaaray furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray furimaha hore ee dagaalka gobolka Shabeellaha Dhexe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu