Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) – Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horay qaraxyo iyo dilal qorsheysnaa uga geystay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.