Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) – Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dad deegaanka ayaa xalay weerar qorsheysnaa ka fuliyay Saldhigyo maleeshiyaadka Al-shabaab ku lahayeen dhulka howdka ah ee u dhexeeya deegaanada Cali heelle iyo Ciid kuus ee gobolka Galgaduud.